V. I. Lenin

 

Jaangooyada dhaqaalaha

 


 

"... Kacaanka dhaqaalulu wuxuu abuurayaa waxyaalaha loo baahan yahay oo dhan oo lagu baabi'in karo jaad kasta oo ah dulmi siyaasi ah. Sidaas daraaddeed, ayay u noqotay waxaan caqliga geli karin ee aan habboonayn, sidii gadaal looga dhici lahaa wax allaale wixii ku saabsan Kacaan dhaqaale ah, illowse, waxaa isweydiin leh: Side baa loo tirtiri karaa dulmiga Ummadda? Lama tirtiri karo dulmiga, Kacaan dhaqaaleed la'aantiis. Sidaasi haddii ay dhacdo waa waxan guul laga gaareyn. Haddiise aan isku koobno taladaas oo que ah, waxaynnu ku simbiriixaynaa hindisaha dhaqaalaha imberiyaalistaha. Waa inaynnu wadnaa sinnaanta ummadda, ka doddnaa, habaynnaa oo markaa dhaqan gelinnaa «sharciyada» sinnaanta ummaddaha oo dhan...."

(Agoosto-Oktoobar 1916, Hawlihii la aruuriyey ee V. I. Lenin, Qaybta 23)